Tin (curiye)
Muuqaal
Tin

Tin (ingiriis: Tin) astaanta (Sn) waa curiye kimiko oo leh tiro atom konton ah. Waa guruubka 14aad ee Diwaanka Curiye iyo birta 49aad ee ugu badan gebi ahaan curiyeyaasha iyo tan 10aad ee leh isotope degan.
Curiyaha Tinka waxaa la helaa asagoo ka mid ah macdan, inta u badan ah Tin-labo-ogsaydh (SnO2).
Curiyaha Tin waa bir daciif ah, u midab eeg naxaasta taasi oo iska difaacda daxalka. Sababtan darteed Tinka waxaa imika ilaa 3,000 sano ciise hortii hore loo isticmaali jiray in lagu dahaadho biraha kale si eey daxalaysiga uga ilaaliso.
| Jadwalka Curiyayaasha ( Kaltanka Curiyayaasha) | ||||||||||||||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| Qaybaha → | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 |
| ↓ Walxaha | ||||||||||||||||||
| 1 | 1 H |
2 He | ||||||||||||||||
| 2 | 3 Li |
4 Be |
5 B |
6 C |
7 N |
8 O |
9 F |
10 Ne | ||||||||||
| 3 | 11 Na |
12 Mg |
13 Al |
14 Si |
15 P |
16 S |
17 Cl |
18 Ar | ||||||||||
| 4 | 19 K |
20 Ca |
21 Sc |
22 Ti |
23 V |
24 Cr |
25 Mn |
26 Fe |
27 Co |
28 Ni |
29 Cu |
30 Zn |
31 Ga |
32 Ge |
33 As |
34 Se |
35 Br |
36 Kr |
| 5 | 37 Rb |
38 Sr |
39 Y |
40 Zr |
41 Nb |
42 Mo |
43 Tc |
44 Ru |
45 Rh |
46 Pd |
47 Ag |
48 Cd |
49 In |
50 Sn |
51 Sb |
52 Te |
53 I |
54 Xe |
| 6 | 55 Cs |
56 Ba |
* |
72 Hf |
73 Ta |
74 W |
75 Re |
76 Os |
77 Ir |
78 Pt |
79 Au |
80 Hg |
81 Tl |
82 Pb |
83 Bi |
84 Po |
85 At |
86 Rn |
| 7 | 87 Fr |
88 Ra |
** |
104 Rf |
105 Db |
106 Sg |
107 Bh |
108 Hs |
109 Mt |
110 Ds |
111 Rg |
112 Cn |
113 Nh |
114 Fl |
115 Uup |
116 Lv |
117 Ts |
118 Og |
| * Lanthanides | 57 La |
58 Ce |
59 Pr |
60 Nd |
61 Pm |
62 Sm |
63 Eu |
64 Gd |
65 Tb |
66 Dy |
67 Ho |
68 Er |
69 Tm |
70 Yb |
71 Lu |
|||
| ** Actinides | 89 Ac |
90 Th |
91 Pa |
92 U |
93 Np |
94 Pu |
95 Am |
96 Cm |
97 Bk |
98 Cf |
99 Es |
100 Fm |
101 Md |
102 No |
103 Lr | |||