U bood nuxurka

Qassab

Ka Wikipedia
Saccharum officinarum
Geedka qasabka
Aale sokor iyo sokor budo ah

Qasab, ama aale sokor (Af Ingiriis: sugarcane) (magaca Saynis: Saccharum) waa dhir dhaadheer oo ka tirsan qoyska cowska, kaasi oo ka baxa deegaanada cimilada diiran leh sida Koonfurta Aasiya, Afrika iyo Bartamaha Ameerika. Jirida geedka qasab waxaa laga miiraa dheecaan marka la qalajiyo laga sameeyo sokorta caalamka laga isticmaalo.

Tixraac


Qassab
Morty Proxy This is a proxified and sanitized view of the page, visit original site.